Xukunka Maalin ramadaan in la shukaansado

Jawaab

in Gabadh uu la sheekaysto wiilku ama ay gabdhu la sheekaysto wiil waxaynu ukala qaadaynaa  labo 

1: in wada hadalakaasi uu yahay wax aan shahwad keenayn sida:-( ganacsi baa ka dhaxeeya , shaqay wada qabtaan iyo wixii lamida) wayska caadi laakin qofku waa inuu ku dadaalo inu hadalka iska yareeyo dumarka 

2:- hadii aan wax shaqo haka dhaxayn ninka uma banaana inuu gabdh ka ajnabiya la sheekaysto isagoo sooman, sidoo kalle gabdhuna waa lamid, hadalakaaso shahwo keenaaya, hadii ay dhacdona waku danbaabayaan soomkoduna waa sax

Xukunka taabashada

Labo ayaynu ukala qaadaynaa 

1:- in ay isku taabteen shahwad  waaku danbaabayaan, soomkoodu waa sax laakin danbi ba ka raacaya ficilkaa

2:- hadii aanay ugu tala galin ee laakin ay isku dhacaan soomkoodi waxba noqon maayo waa caadi.

https://t.me/DARIIQA_JANADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *