Su’aal: Nin sooman ayaa isagoo maydhanaya isagoon u qasdiyin ay biyihii galeen gudihiisa xoogga biyuhu ku socdaan awgii , ma qalle ayaa ku waajiba isaga?
Jawaab: Qalle waajib kuma aha, waayo umuu kasin, xukunkiisuna wuxuu la
mid yahay qofka la qasbay iyo qofka illowsan (hilmaamsan)