1.gardaro iyo islaweyni uu kibir ku jiro weliba, oo cid lagula kaco.
# aabiweyrax: sabab la’aan cid dagaal ku qaadis.
# weyrax kulul.
# aabyoo: cid xumaan aaney laheyn lagula kacey.
Tus. Waxa aad ku aabyootay faarax.
Tus. Waxa uu ku aabyooday cawralo.