Waa maxay macnaha  ereyga aabayeelid ?

1.qadarinta ama tixgelinta cid ama shay la siiyo.
Tus: Cabdi uma uu aabayeelin in uu lacag badan bixiyo.
# Aabe: nin ubad ama ciyaal dhalay
# aabo: dareen naxariis, rabitaan iyo xurmeyn leh oo qofi qof kale u hayo.
# aabanino: Aabe ahaansho
# aabayaal: Wadarta ereyga aabe 
# aabee: weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha ama caanaha u habin/daadin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *