SIDAY AHAYD SALAADOODU DADKII WANAAGSANAA.

CAAMIR IBNU QAYS

Waxa laawaydiiyay tabiciga caamir ibnu qays: miyaanad ku sahwin(mashquulin) salaadaada dhexdeeda ?
wuxuu yiri : ma waxaa jira war aniga xagayga looga kal gacayl badan yahay quraanka !? ha sheeginina warkaa, la hadalka cid la jecelyahay waxay tagsiisa dareenka.

MUSLIM IBNU YASAAR

Muslim ibnu yasaar ninka la oran jiray maalin isagoo ku tukanaya masjid jaamaca basra ayaa masaaajidkii dacal kamida soo dumay, markaasaa dadki ku soo urureen masaajidkii si ay u fiiriyaan dacalka uu kasoo dumay masaajidku, mu dareemin muslim in masaajidkii dacal kamid ahi dumay iyo qayladii dadkii isu yimaaday ilaa uu salaadi kabaxay.

Qaar kamida dadki wanaagsanaa waxay dhaheen 🙁 salaadu waa xaga aakhiro hadii aad gashona aduunka ayay kaa kaxaynaysaa).

CABDULAHI BINU SUBAYR

Cabdullahi ibnu subeer markuu tukanayo waxa la mooda jiray qori oo kalle xaga khushuucda, waxana ay shinbiruhu ahaayeen kuwa ku dul istaaga aanayna umalaynayn ilaa jirid laameed mooyaane.

akhri https://somaaliweb.com/wp-admin/post.php?post=200&action=edit. https://t.me/DARIIQA_JANADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *