Hadii gabdhii dhiigii uu ka go,o suxuurta ma ubanaantahay in ay dib udhigto qobayskii ?
hadii ay gabdho kaa daahirto dhiigi ayna arinka aragto, subahdii kahor, waxaa ku waajibaya inay soonto, wax udiidanaya majirto inay dib udhigto qobayskii ilaa intay qorraxdu kasoo baxaysa, hadii laakin ay awoodayso inay intaan qorraxdu soo bixin ay qobaysto way samayn si aan udhaafin salaadi subax wakhtigeedi, sidoo kalle waxaa lamida qofkii janaabada qabay
Sh, ibnu baas
https://somaaliweb.com/xukunka-maalin-ramadaan-in-la-shukaansado/, https://t.me/DARIIQA_JANADA