
QALLAHA SOOMKA RAMADAAN
Qofka lagu leeyahay qalle soomki bishii ramadaan ee hore haw dagdago soomki lagu lahaa qalayntiisa.
Qofkii ka taga qallaha isagoo awoodi karaayay inuu soomi oo ramadaantii 2aad ugu soo gashay isagoon qalayn
- Wuu danbaabayaa.
- waxaa ku waajib ah inuu soo qaleeyo maalmahaas.
- Fidyo ayaa laga rabaa { sababta keentayna ay tahay dib udhigsta} maalin kasta mud oo u dhiganta 600 gram meelahaas.
Hadii uu yahay qof aanay usuuro galin inuu qaleeyo sababtuna ay tahay cududaarkiisa oo sii socday sida:- wuuba xanuusanayoo ma caafimaadin, qofkaas waxaa lagaa rabaa qalle oo qudha.
Dr: labiiyb nujayb,
akhri Su,aalo soomka dumarka ku saabsan. https://t.me/DARIIQA_JANADA