Mala cadayan karaa galinka danbe ee ramadaan

isticmaallka cadyga qofka sooman kahor inaatanay qoraxdu suulin iyo markay badhtanka kasuushoba waa sunne, siday qofkaaan soomanaynba sunnaha ugu tahay, sababto ah axaadista kusoo aroortay cadayga wakhti gaara oo aan qofku cadayn karin laguma sheegin,

Nabigu wuxuu yidhi:-( cadaygu afkana waa nadiifiya allena waa raali galiyaa).

Sidoo kalle:(- hadii aanay umadayda dhib ku ahaan lahayn waxaan amri lahaa salaad walba inay uwayswaystaan)

48 su,aalood oo sheikh ibnu cusaymiin lawaydiiyay ku jirtay.

https://somaaliweb.com/waa-maxay-xukunka-qofka-mantaga-ama-is-matajiya/

https://t.me/DARIIQA_JANADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *