
أَبِي مُوسَى الْأَشْعَرِيِّ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ( مَنْ لَعِبَ بِالنَّرْدِ فَقَدْ عَصَى اللَّهَ وَرَسُولَهُ ) . وحسنه الألباني في ” صحيح الجامع ” رقم (6529)
Abuu muusa al ashcari wuu nabiga kasoo warinaya inuu yidhi :-(qofkii ciyaara laandhuuda waxa uu casiyaya abu qaasim. (oo nabiga ah) ) abu,daa,uud (4938) .axmed (19027)
عن بريدة رضي الله عنه أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : ( مَنْ لَعِبَ بِالنَّرْدَشِيرِ فَكَأَنَّمَا صَبَغَ يَدَهُ فِي لَحْمِ خِنْزِيرٍ وَدَمِهِ ).
burayda waxa uu nnabiga kasoo warinaya inuu yidhi :-(qofkii ciyaara laandhuuda waxa uu lamid yahay qof gacamaha ku walaaqanaya hilib doofar iyo dhigiisi). muslim (2260).
waa xaaran qofku inuu ciyaaro laandhuuda bisha Ramadaan iyo bilaha kalle, haduu ciyaaro bisha Ramadaan soomkiisi ajarka ayaa ka nusqaamaya, laakin ka buri maayo. soom bilaa ajarana faa,ido malle markaa wll ka digtoonow bisha ramadaan inaad ciyaarto laandhuu, iyo bilaha kalle.
fiiri: Qallaha soomka bisha ramadaan.