A: Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.
1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn
2. Dagaallamid
aa. Cod lagu muujiyo xanuunka.
waa madal lagu ururiyo weydiimaha diiniga ah iyo kuwa maadiga ahba, xog aqoomeedka, suugaanta, sooyaalka islaamka iyo soomaalida, kuwaas oo dhamaan ku turjuman kuna qoran afka soomaaliga.
A: Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.
1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn
2. Dagaallamid
aa. Cod lagu muujiyo xanuunka.