wa maxay xukunka qofka luqluqda oo biyihii laqay?

Su’aal: Hadduu luqluqdo qofka soomani ama sandaaqsado oo biyuhu galaan gudihiisa miyuu soonkii ka jabayaa?

Jawaab: Hadduu luqluqdo qofka soomani ama sandaarsado oo biyuhu galaan gudihiisa soonku kama jabayo, waayo umuu kasin, Allena koreeyee wuxuu yidhi:

{ وَلَیۡسَ عَلَیۡكُمۡ جُنَاحࣱ فِیمَاۤ أَخۡطَأۡتُم بِهِۦ وَلَـٰكِن مَّا تَعَمَّدَتۡ قُلُوبُكُمۡۚ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورࣰا رَّحِیمًا }

{Dambi idinkama saarna waxaad ku gaftaan, laakiinse (waxa laydin weydiin)
wixii ay u kasto quluubtiinu}.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *