
candhuufta, xaakada iyo dhareerku soomka ma jabiyaan ?
- Dhareerku soomka qofka waxba mayeelo, sababto ah candhuufta ayuu kamid yahay, haduu laqo wax dhib ah malle, Haduu iska tufona wax dhib ah malle.
- Xaakada, waa wax kasoo baxa laabta ama sanka waana sida dhareer adag, waxaa waajiba qofku inuu iska tufo aanuna laqin.
- Candhuuftu qofka soomkiisa waxba yeeli mayso, Rag iyo dumarba
SH, IBNU CUSAYMIIN
https://somaaliweb.com/wp-admin/post.php?post=256&action=edit,https://t.me/DARIIQA_JANADA