6 Sunne oo bisha ramadaan lagaa rabo

1: DADJINTA AFURKA.
Sahal ibnu sacad wuxuu nabiga kasoo wariyay inuu yidhi:-( dadku khayr ka maqnaan maayaaan intay afurka dadajinayaan).

2: TIMIRIN LAGU AFURO.

Culimada qaar kamida waxay sheegeen in timir in lagu afuro ay ugu fadli badanatahay, siduu ibnu qayim sheegay. Nabiguna sallahu calayhi waslam wuxuu ahaa mid ku afuro timir intaanu tukan, waxan uu ku afuri jiray rudabta timirta la dhaho.

3: DUCADA AFURKA.
Nabigu sallahu calayhi wasalam wuxuu yidhi:- saddex ducadooda lama celiyo waxaa kamid ahaa (qofka sooman ilaa intu ka afurayo).
Salafkina waxay ahayane afurka kuwo ducaysta
Rabiica inbnu khaysum wuxuu aha mid ducayatsa afurka.
➡ Ducada ugu fadliga badan oo soo aroortyan waa {دهب الطمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله}. Macnaheeduna waa .

4: SUXUUR.
xataa hudhmooyin cunta ah.
Nabigu sallahu calayhi wasalam wuxuu yidhi:-( suxuurta suxuurta barako ayaa ku jirtee).
Sidoo kalle wuxu yidhi:-( suxuurta cunisteeda barakaa ku jirta ha ka tagan walow aad cantuugooyin biyo ah cabto e, alle ayaa udanbi dhaafa malaa,igtuna way uducaysa kuwa suxuurta.

➡Sida sunnaha ahina waa in la dib dhigo suxuurta
Anas ibnu maalik waxuu kasoo wariyay sayd inuu yidhi:-( waxaanu la suxuuranay nabiga kadib nabigu salaadu ukacay_ anas wuxuu yidhi waxaan waydiiyay sayd imisa u dhaxaysay adanka iyo suxuurta, sayd wuxuu yidhi:- in la akhriyo 50 ayaa dood.

SUNAYAASHA LASUNEEYO BISHA RAMADAAN

5: DAACAADKA(Cibaadoyinka) IN LA BADIYO.
Qofku inuu daacaadka badiyo, ducada, sadaqada, afurinta dadka sooman iyo quraan akhriskaba, waxaana lasuneeyo inuu badiyo qofku dhamaynta quraanka, waxa lasoo wariyaa #imaamushaafici inuu bisha ramadaan dhamayn jiray quraanka 60 jeer, waxaa banaan in saddexdii cashoba mar dhamayso, toddobadii cashoba mar, tobbankii cashoba mar.
Sidoo kalle akhrinta quraanka iyo qaraabo xidhiidhinta la badiyo.

BARAARUJIN

Waxaa ku Waajiba qofka sooman inuu ka fogaado makhaanti beenaadka iyo ku camal falgiisa, Nabigu wuxuu yidhi:-( qofkii aan ka tagid makhaanti beenaadka iyo ku camal falkiisa ilaahay wuxuu dan kaleeyhay majirto inuu ka tagay cunistiisa iyo cabistiisa qofkaasi).
6: Sunne waxa ah hadii uu qof ku caayo inaad ugu jawaabto waan soomanahay
hadalka ah.

7: TARAAWIIXDA.
Inuu qofku tukado taraawiixda walliba imaamka la tukado, ilaa inta uu imaamku ka soo jeensanayo waxa taa looga baahanayhay ragga.
**Gabdhaha miyaa iyaga waxaa u fadli badan guryahooda haday masaajidka yimaadaana loodiidi maayo haday la imanayaan shuruuda loo shardiyo.

https://somaaliweb.com/wp-admin/post.php?post=274&action=edit, https://t.me/DARIIQA_JANADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *