DAWADA DHIIGA CAADAD CELISA MAALINKA RAMDAAN

Su,aal

Gabdhu ma isticmaali karta dawada celisa dhiiga caadad si ay u soomto?

Jawaab 

waxaa haboon kagbdhu inaannay isticmaalin, ayna ku sugnaato wuxuu alle uqoray, sababto ah alle meertada gabdha ku imanaysa oo dhiiga ah waa waxuu alle xikmad ka leeyahay taaso kabdha ku munaasib ah, hadii ay isticmaashona waxa aan shaki ku jirin inay dhib kaga timaado xaga jidhka, arinkaasi waa hadaynu ufiiirno dhibaatadeeda xataa xaga ilama galeenka siday dhakhaatirtu sheegtay, gabdhuna inay ilaahay wuu u qadaray ay ku mahadiso haduu dhiigu ka yimaadona ay afurto oo dib ka qalayso, haduu ka go.ona ay soomto 

Sh.ibnu cusaymiin

https://t.me/DARIIQA_JANADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *