
ma banaan tahay soomka habeenka 15aad ee bisha shacbaan
Bisha shacbaan nabigu wuxuu ahaa sallahu calayhi wasalam mid badiya soomka si guud ahaaneed isagoo aan kala fadilayn maalmaha bisha shacbaan.
mana ahayn mid ku gaar yeeli jiray soomka bishan maalinka 15 ee shacbaan.
caaisha waxay tiri:(maan arag rasuulkoo dhamaystiray soom bil aan ka ahayn bisha ramadaan, mana arag bil uu kasoom badan yahay -sooomka sunnaha ah- bisha shacbaan) <<saxiixu bukhaari 1969. muslim 1156>>.
sida caan baxday dhinaca caamada in habeenka shacbaan 15 ay tahay in lasameeyo taajud gaara ( qiyaamu layl) maalinkeeduna ay leedahay soom U gaara uu u khaasa, taasoo laga helayo fadli gaar ah, habeenkaana acmaashii sannadkaa oo dhan laqoro , waxaaso dhan wax daliil oo loo hayaa majirto.
Sh. Ibnu cusaymiin
bisha shacbaan https://somaaliweb.com/wp-admin/post.php?post=170&action=edit
Thanks