10 Sunne oo soomku leeyhay ogow

HORTA SUNNE WAA MAXAY…?

Sunuhu waa wax hadaad samayso aad ajar ka helayso, hadaad ka tagtona aanad ku danbaabayn, ajarna ka helayn

SUNNEYAASHA SOOMKA

1:- macaasida inaad iska dhaafto.
2:- afurka inaad dadajiso.
3:- dhowr timira inaad ku afurto, hadaanad helin kabashooyin/cantuugooyin biyo ah.
4:- suxuurta inaad dib dhigto , kabasho biyo ah xataa ha ahaadeen.
5:- in uu badiyo qofku samafalka nooc walba.
6:- sallaada taraawiixda inaad tukato.
7:- jamaacada inaad kutukato Tarawiixda.
8:- habeenka badankiisa inaad salaad utaagnaato.
9:- quraanka inaad dhamayso,haba ugu yaraate mar.telg
10:- sadaqada bixinteeda inad badiso.

ugu laabo kitaabka الوجيز لأحكام الصيام/ محمد محمود قصراوي

halkan taabo ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *